qorilugudnews24.com
Xaaladda Magaalada Muqdisho Oo Kacsan Iyo Maamulkii Villa Somalia Ee Madaxweyne Farmaajo Ay Godkiisa Biyo Ugu Soo Galeen.
April 13, 2019 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Xaaladda Magaalada Muqdisho Ayaa Ilaa Maanta Kacsan, Kadib Markii Uu Askari Ka Tirsan Ciidanka Booliska Ee Maamulkaasi Farmaajo Xasuuqay Niman Dhallinyo Ahaa Oo Gaadiidka Yar-Yar Ee Loo Yaqaano Bajaj-ta Ku Shaqaysanaayey, Arrintaas Oo Sababtay Dibad Baxyo Si Weyn Maanta U Gilgiley Qaybo Ka Mid Ah Magaalada Muqdisho Iyo Maamulkii Villa Somalia Ee Madaxweyne Farmaajo Ay Godkiisa Biyo Ugu Soo Galeen, Wadnahana Farta Ku Haya.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News