qorilugudnews24.com
Masuuliyiinta Iyo Waxgardka Degmada Fiqi-Ayuub Ee Waqooyiga Gobolka Togdheer Oo Ka Digey Kooxo Qawleysto Ah Oo Duulaan Ku Sooqaaday Horumarkii Deegaanadaasi Iyo Fariin Culus Oo Ay U Direen Madaxweyne Muuse Biixi.
April 15, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Masuuliyiinta Iyo Waxgardka Degmada Fiqi-Ayuub Ee Waqooyiga Gobolka Togdheer Ayaa Ka Digey Kooxo Qawleysto Ah, Kuwaas Oo Sheegeen In Ay Duulaan Ku Sooqaadeen Horumarkii Deegaanadaasi, Sidoo Kalena Fariin Culus U Diray Wasiirada Wasaaraddaha Macdanta Iyo Tamarta Iyo Amniga Ee Somaliland Iyo Madaxweyne Muuse Biixi.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News