qorilugudnews24.com
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed Oo Maanta Munaasibad Hadhimo-Sharafeed Ah Ku Maamuusay Weftigii Beelaha Bariga Gobolka Sanaag.
April 15, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed Ayaa Maanta Munaasibad Hadhimo-Sharafeed Ah Ku Maamuusay Weftigii Ka Socdey Beelaha Bariga Gobolka Sanaag, Kuwaas Oo Beryahanba Ku Sugnaa Magaalada Hargeysa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News