qorilugudnews24.com
Siyaasiyiin Maalin Kasta Iyo Saacad Kasta Xabeebsanaa, Warbaahinta Farta Ka Hor Ruxi Jirey, Waddankii Waa La Dhacayaa, Carabaa Laga Xaraashayaa Iyo Odaygu Ma Taliyo, Oo Hadda Juuq Laga Waayey.
April 18, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Warbixin Gaar Ah Oo Aanu Ku Eegayno, Siyaasiyiin Maalin Kasta Iyo Saacad Kasta Xabeebsanaa, Warbaahinta Farta Ka Hor Ruxi Jirey, Waddankii Waa La Dhacayaa, Carabaa Laga Xaraashay, Car Berbera Kaalaya, Waa Lagu Kala Guurayaa, Somaliland Maanta Ayaa Lagu Kala Dhaqaaqayaa, Waa Xaaraan Yahan, Odaygu Ma Taliyo, Ciyaal Iyo Haween Baa Waddanka Ka Talisa, Berberi Dib U Xorayn Ayey U Baahan Tahay Iwm, Raggii Hadalkooda Xadiiska Ka Dhigi Jirey Oo Hadda Juuq Iyo Jaaq Laga Waayey, Maxaase Is Bedeley???.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News