qorilugudnews24.com
Maxaa Keenay In Madaxweyne Muuse Biixi Uu Wasiir Sacad Cali Shire Oo Keli Ah Ku Ammaano Hirgelinta Mashruucii Dekedda Magaalada Berbera?, Xaggeese Ku Ilaawey Doorkii Shariif Ahaa Ee Amb. Baashe Cawil Xaaji Cumar?.
April 19, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Waxa Ay Dad Badani Isweydiinayaan Sababta Iyo Ujeedada Dhabta Ah Ee Uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Uu Wasiir Sacad Cali Shire Oo Keli Ah Ugu Ammaanay Hirgelinta Mashruucii Dp World Ee Horumarinta Dekedda Magaalada Berbera Iyo Halka Uu Ku Ilaawey Doorkii Shariif Ahaa Ee Uu Ku Lahaa Amb. Baashe Cawil Xaaji Cumar?, Dadaalkii Iyo U Dhabar-Adaygii Xukuumaddii Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, Iyo Goclo Orodkii Iyo Galab Carawgii Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi???.

Madaxweyne Muuse Biixise Miyuu Ilaabey Taayiradii Ay Rooda Axmed Yaasiin Gubi Jirtey Iyo Aflagaadadii Ay Waagii Beryeba Reer Berbera Kula Kici Jireen Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Iyo Beeshiisaba, Taas Oo Aanay U Kala Hadhin Shiikh Iyo Shariifba???.


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News