qorilugudnews24.com
Beelihii Hore Ugu Dagaalamay Deegaano Hoos Yimaada Degmada Ceel-Afweyn Ee Gobolka Sanaag Oo Maanta Loo Kala Wareejiyey Geel Iyo Lacago Mag Ah.
April 23, 2019 - Written by qoriadmin

Ceel-Afweyn-(QorilugudNews24)-Guddigii Nabaddaynta Ee Deegaanka Ceel-Afweyn Iyo Badhasaabka Gobolka Sanaag Ayaa Maanta Geel Iyo Lacago Mag Ah U Kala Wareejiyey Beelihii Hore Ugu Dagaalamay Deegaano Hoos Yimaada Degmada Ceel-Afweyn Ee Gobolkaasi Sanaag.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News