qorilugudnews24.com
Maamulka Gobolka Saraar Iyo Kan Degmada War-Idaad Oo Maanta Si Wada Jir Ah U Dhagax-Dhigay Mashaariic Horumarineed Oo Ay Shirkadda Asli Maydi Ka Hirgelinayso Deegaankaasi.
April 23, 2019 - Written by qoriadmin

War-Idaad-(QorilugudNews24)-Maamulka Gobolka Saraar Iyo Kan Degmada War-Idaad Ayaa Maanta Si Wada Jir Ah U Dhagax-Dhigay Mashaariic Horumarineed Oo Ay Shirkadda Xabkaha Iyo Faleemka Ee Asli Maydi Ka Hirgelinayso Deegaankaasi Degmada War-Idaad.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News