qorilugudnews24.com
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Ee Somaliland Iyo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Oo Maanta Soo Gaadhey Degmada Beer Ee Gobolka Togdheer Iyo Mashaariic Uu Xadhigga Ka Jaray.
April 23, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Ee Somaliland Md. Axmed Muumin Seed Iyo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Ayaa Maanta Soo Gaadhey Degmada Beer Ee Gobolka Togdheer, Sidoo Kalena Xadhigga Ka Jaray Mashaariic Horumarineed Oo Deegaankaasi Laga Hirgeliyey. <!–more– >

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News