qorilugudnews24.com
Xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid Oo Heshiis Kama Dambays Ah Ka Gaadhey Qabsoomida Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka Iyo Wakiilada Ee Somaliland.
April 23, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid Ayaa Maanta Heshiis Kama Dambays Ah Ka Gaadhey Qabsoomida Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka Iyo Wakiilada Ee Somaliland, Halka Uu Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Ka Muquurtay, Arrintaas Oo Su’aalo Badan La Iska Weydiinyo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News