qorilugudnews24.com
Dad Reer Guuraa Ah Oo Ka Soo Kala Hayaamay Deegaanada Puntland Iyo Somaliland Oo Ku Soo Qulqulaya Gobolka Saraar Iyo Maamulka Gobolka Saraar Oo Maanta Kormeeray.
April 25, 2019 - Written by qoriadmin

Caynaba-(QorilugudNews24)-Dad Reer Guuraa Ah Oo Ka Soo Kala Hayaamay Deegaanada Puntland Iyo Somaliland Ayaa Weli Ku Soo Qulqulaya Gobolka Deegaaanada Gobolka Saraar, Halkaas Oo Ay Dhawaan Ka Da’een Roobabkii Gu’ga Iyo Maamulka Gobolka Saraar Oo Maanta Kormeeray, Kuna Wacyi-Geliyey Bulshada Deegaanadaas In Ay Dadka Soo Guurey Ee Walaalahood Ah Aad U Soo Dhaweeyaan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News