qorilugudnews24.com
Dawladda Iran Oo Ka Jawaabtey Cunaqabatayntii Maraykanka Iyo Ruushka Oo Jasiiraddii Crimea Ka Bacdi La Wareegaya Qayb Kale Oo Ka Tirsan Dhulka Jamhuuriadda Ukraine (Xogta Dahsoon).
April 25, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Dawladda Iran Ayaa Ku Dhawaaqday In Ay Jawaab Aan La Mahadin Ka Bixin Doonto Cunaqabataynta Dheeraadka Ah Ee Uu Maraykanku Saaray Dhoofka Shiidaalkooda Iyo Ruushka Oo Qabsashadii Jasiiraddii Crimea Ka Bacdi La Wareegaya Qayb Kale Oo Ka Tirsan Dhul-Weynaha Jamhuuriadda Ukraine (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News