qorilugudnews24.com
Hablihii Gobolka Sool Uga Qayb-Gelayey Barnaamijka Shaqo-Qaran Oo Maanta Loo Soo Xidhay Tababar Ay Qaadanayeen Muddo Saddex Bilood Ah.
April 25, 2019 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Hablihii Gobolka Sool Uga Qayb-Gelayey Barnaamijka Shaqo-Qaran Oo Maanta Loo Soo Xidhay Tababar Ay Qaadanayeen Muddo Saddex Bilood Ah, Tababarkaas Oo Uga Socdey Jaamacadda Nugaal University Ee Magaalada Laascaanood.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News