qorilugudnews24.com
Madaxweyneyaasha Dalalka Ruushka Iyo Kuuriyada Waqooyi Oo Markii Ugu Horeysey Kulmay, Maxayse Ka Wada Hadleen?.
April 25, 2019 - Written by qoriadmin

Moscow-(QorilugudNews24)-Madaxweyneyaasha Dalalka Ruushka Iyo Kuuriyada Waqooyi Ee Vladimir Putin Iyo Kim Jong Un Ayaa Taariikhda Markii Ugu Horeysey Kulmay, Waxayna Ka Wada Hadleen Sii Xoojinta Xidhiidhka Ka Dhexeeya Labada Dal Iyo Qodobo Kale Oo Muhiim Ah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News