qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Maansadii Goljano Iyo Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi).
May 8, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Maansadii La Magac Baxday Goljano Iyo Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi), Maansadaas Oo Ka Dhalatay ”Gorgor Booqasho Ku Yimi Magaalada Hargeysa Sannadkii 1981-kii”, Arrintaas Oo Sida La Sheegay In Ay Ka Dhalat Hadal Hayn Badan, Isla Marakaana Laga Tiriyey Maansooyin Badan.



Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News