qorilugudnews24.com
Qaar Ka Mid Ah Madax-Dhaqameedka Gobolka Togdheer Oo Maanta Dhambaal Tacsi Ah U Diray Eheledii Iyo Qaraabadii Alle Ha U Naxariistee Marxuum Xaaji Cabdikariin Yuusuf Xuseen (Xaaji Cabdi Waraabe).
May 11, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Qaar Ka Mid Ah Madax-Dhaqameedka Gobolka Togdheer Ayaa Maanta Dhambaal Tacsi Ah U Diray Eheledii, Qaraabadii, Asxaabtii Iyo Guud Ahaan Qaranka Somaliland Ee Uu Ka Baxay Alle Ha U Naxariistee Marxuum Xaaji Cabdikariin Yuusuf Xuseen (Xaaji Cabdi Waraabe), Kaas Oo Ku Suntanaa Bay Yidhaahdeen Astaan Qaran, Samo-Talis Iyo Guurtinimo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News