qorilugudnews24.com
Barakacayaasha Ku Nool Degmada Gar-Adag Ee Gobolka Sanaag Oo Maanta La Soo Gaadhsiiyey Deeqo Raashin Ah, Taas Oo Ay Ka Faa’iideysteen Ilaa 460 Qoys.
May 12, 2019 - Written by qoriadmin

Gar-Adag-(QorilugudNews24)-Barakacayaasha Ku Nool Degmada Gar-Adag Ee Galbeedka Gobolka Sanaag Ayaa Maanta La Soo Gaadhsiiyey Deeqo Raashin Ah, Taas Oo Ay Ka Faa’iideysteen Ilaa 460 Qoys Oo Barakacayaal Ah, Raashinkaas Oo Ay Bixisay Hay’adda (International Aid Services).

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News