qorilugudnews24.com
Ciidamada Cirka Ee Dalka Indonesia Oo Bilaabay In Ay Dadka Suxuurta U Toosiyaan, Iyaga Oo Istcmaalaya Diyaarado Dagaal Oo Joog Hoose Ku Duulaya.
May 12, 2019 - Written by qoriadmin

Jakarta-(QorilugudNews24)-Ciidamada Cirka Ee Dalka Indonesia Ayaa Bilaabay In Ay Dadka Suxuurta U Toosiyaan, Iyaga Oo Istcmaalaya Diyaarado Dagaal Oo Joog Hoose Ku Duulaya, Arrintaas Oo Dhaqan Ka Ah Dalka Indonesia In Dadka Suxuurta Loo Toosiyo, Iyada Oo La Isticmaalayo Xeelado Kala Duwan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News