qorilugudnews24.com
Roobab Mahiigaan Ah Oo Ilaa Maanta Ka Da’ayey Magaalada Burco Iyo Guud Ahaan Deegaanada Hawdka Ee Gobolka Togdheer.
May 12, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Roobab Mahiigaan Ah Ayaa Ilaa Xalay Iyo Maanta Ka Da’ayey Magaalada Burco Iyo Guud Ahaan Deegaanada Hawdka Ee Gobolka Togdheer, Roobabkaas Oo Ay Ku Diirsadeen Dad Iyo Duunyaba.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News