qorilugudnews24.com
Roobab Mahiigaan Ah Oo Ilaa Caawa Ka Da’aayey Magaalada Hargeysa Iyo Khasaare Kala Duwan Oo Ka Dhashay, Dhimashada Oo Maraysa Ilaa 5 Qof Iyo Guryo Badan Oo Ku Dumey.
May 13, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Roobab Mahiigaan Ah Ayaa Ilaa Caawa Ka Da’aayey Magaalada Hargeysa Iyo Deegaanada Ku Xeeran, Roobakaas Oo Dhaliyey Khasaare Kala Duwan, Dhimashada Oo Ilaa Iminka Maraysa 5 Qof Iyo Guryo Badan Oo La Sheegay In Ay Dumiyeen.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News