qorilugudnews24.com
Ururka Waddaniga Ah Ee Barwaaqo Oo Maanta Deeg Raashin Ah Soo Gaadhsiiyey Barakacayaasha Ku Nool Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer.
May 13, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Ururka Waddaniga Ah Ee Barwaaqo Ayaa Maanta Deeq Raashin Ah Soo Gaadhsiiyey Barakacayaasha Ku Nool Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer, Deeqdaas Oo Ay Ka Faa’iidaysteen Ilaa Boqol Qoys Oo Ka Mid Ah Dadka Barakacayaasha Ah Ee Halkaasi Ku Dhaqan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News