qorilugudnews24.com
Wershedda Biyaha Ee Maaxda Togdheer Oo Loo Aqoonsaday In Ay Tahay Wershedda Ugu Wax-Soosaarka Wanaagsan Ee Dalka Somaliland Iyo Wasaaradda Caafimaadka Oo Shahaado-Sharaf Ku Maamuustay.
May 13, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Wershedda Biyaha Ee Maaxda Togdheer Ayaa Loo Aqoonsaday In Ay Tahay Wershedda Ugu Wax-Soosaarka Wanaagsan Ee Dalka Somaliland, Hadday Xagga Tayada, Iyo Hadday Tahayba Xagga Ilaalinta Nadaafadda Iyo Saxada (Water Hygiene And Sanitation Interventions) Iyo Wasaaradda Caafimaadka Oo Shahaado-Sharaf Ku Maamuustay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News