qorilugudnews24.com
Xukuumadda Somaliland Oo Ganafka Ku Dhufatay Barnaamijka Tabliiqa Siyaasiga Ee Cali Khaliif Galaydh Iyo Pro. Samatar, Kaas Oo Ay Ka Jeediyeen Qaar Ka Mid Ah Gobollada Dalka.
May 13, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Hay’adda Barakacayaasha Iyo Qaxootiga Ee Somaliland Md. Cabdikariin Axmed Xinif Oo Maanta Shir-Jaraa’id Ku Qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa Ayaa Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadallo Hore Uga Soo Yeedhay Qaar Ka Mid Siyaasinta Xisbiyada Mucaaridka, Kuwaas Oo Hore Ugu Soo Fashilmay Hoggaanka Dalka Somaliland, Waxa Kale Oo Uu Ganafka Ku Dhufatay Barnaamijka La Magac Baxay Tabliiqa Siyaasiga Ee Ay Wadaan Pro. Cali Khaliif Galaydh Iyo Pro. Axmed Ismaciil Samatar, Kaas Oo Ay Ka Jeediyeen Qaar Ka Mid Ah Gobollada Dalka Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News