qorilugudnews24.com
Madaxweynaha Somaliland Oo La Dareen Qaybsaday Bulshada Reer Hargeysa Ee Uu Khasaaruhu Ka Soo Gaadhey Roobkii Caawa.
May 14, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi Ayaa Ka Hadlay khasaariihi Ka Dhashay Roobab Mahiigaan Ah Oo Ilaa Caawa Ka Da’ayey Qaybo Ka Mid Ah Dalka, Gaar Ahaan Caasimadda Somaliland Ee Hargeysa, Kuwaas Oo Sababay Dhishada Shan Qof Iyo Dhaawaca Sagaal Qof Oo Kale.

Madaxweyne Muuse Biixi Ayaa Waxa Kale Oo Uu Soo Kormeeray Xaafaddaha Iyo Goobaha Uu Soo Gaadhey Khasaaraha Kala Duwan Ee Ay Roobabkaasi Sababeen, Isaga Oo Indhihiisa Ku Soo Arkay Burburka Hantiyeed Ee Ay Roobabkaasi Geysteen.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News