qorilugudnews24.com
Qaar Ka Mid Ah Dhallinyarada Reer Hargeysa Oo U Muuqda In Ay Ladnaantii Xejin Kari Waayeen Iyo Nin Soo Xidhay Calankii Dalka Somalia Oo Maanta Hargeysa Lagu Xidhay.
May 14, 2019 - Written by qoriadmin

Kuvan mahdollinen sisältö: 1 henkilö, hymy, seisoo ja ulkoilma

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Qaar Ka Mid Ah Dhallinyarada Reer Hargeysa Oo U Muuqda In Ay Ladnaantii Xejin Kari Waayeen Iyo Nin Soo Xidhay Calankii Dalka Somalia Oo Maanta Hargeysa Lagu Xidhay, Arrintaas Oo Lagu Soo Beegay, Xilli Lagu Guda Jiro Qaban-Qaabada Munaasibadda Xuska 18-Ka May, Waxa Kale Oo Ay Arrintani Daboolka Ka Feydeysaa Xasaradaha Isa Soo Taraya Ee Ka Soo Burqanaya Xafaaddaha Magaalada Hargeysa, Kuwaas Oo Ay Ka Dambeyso Ujeedooyin Fog-Fog.
Kuvan mahdollinen sisältö: 1 henkilöKuvan mahdollinen sisältö: 1 henkilö, hymy, seisoo ja ulkoilmaKuvan mahdollinen sisältö: 1 henkilö, hymy, hattuKuvan mahdollinen sisältö: 1 henkilö, ulkoilma ja lähikuva
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News