qorilugudnews24.com
Ciidamada Kala Duwan Ee Somaliland, Gaar Ahaan Kuwa Gobolka Sanaag Oo Si Weyn Ugu Diyaar-Garoobaya Munaasibadda Xuska 18-Ka May.
May 15, 2019 - Written by qoriadmin

Ceerigaabo-(QorilugudNews24)-Ciidamada Kala Duwan Ee Somaliland, Gaar Ahaan Kuwa Gobolka Sanaag Ayaa Maanta Soo Bandhigay Dhoolatus Iyo Gaado Ka Ciyaar, Iyaga Oo Si Weyn Ugu Diyaar-Garoobaya Munaasibadda Xuska 18-Ka May Ee Ay Maalmaha Yari Innaga Xigaan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News