qorilugudnews24.com
Roobab Laxaad Leh Oo Ilaa Shalay Ka Da’aayey Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Iyo Khasaare Kala Duwan Oo Ka Dhashay.
May 15, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Roobab Laxaad Leh Ayaa Ilaa Shalay Ka Da’aayey Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer, Kuwaas Oo Sida La Sheegey Dhaliyey Iyo Khasaare Kala Duwan Oo Hantiyeed Iyo Guryo Badan Oo Dumey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News