qorilugudnews24.com
Wasaaradda Horumarinta Beeraha Ee Jamhuuriyadda Somaliland Oo Sheegtay In Ay Dalka Keentay Qalab Kala Duwan Oo Ka Mid Ah Kuwa Beeraha Lagu Qoto.
May 15, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Masuul U Hadlay Wasaaradda Horumarinta Beeraha Ee Jamhuuriyadda Somaliland Ayaa Sheegtay In Ay Dhawaan Dalka Keenteen Qalab Kala Duwan Oo Ka Mid Ah Kuwa Beeraha Lagu Qoto, Qalalbkaas Oo Isugu Jira Noocyada Kala Dawan Ee Beeraha Lagu Qodo Iyo Kuwa Lagu Jaraba.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News