qorilugudnews24.com
Xarumihii Shidaalka Ee Dalka Sacuudiga Carabiya Oo Maanta Lagu Weeraray Diyaaradaha Aan Duuliyaha Lahayn Ee Loo Yaqaano Drones-ka, (Xogta Dahsoon).
May 15, 2019 - Written by qoriadmin
Kuvahaun tulos haulle saudi oil fields

Riyadh-(QorilugudNews24)-Qaar Ka Mid Aha Xarumihii Shidaalka Ee Dalkaasi Sacuudi Carabiya Ayaa Maanta Lagu Weeraray Diyaaradaha Aan Duuliyaha Lahayn Ee Loo Yaqaano Drones-ka Iyo Xuusiyiinta Dalka Yemen Oo Weerarkaas Oo Sheegtay (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News