qorilugudnews24.com
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Ee Somaliland Oo Fariin Ku Aaddan Xuska Munaasibadda 18-Ka May U Diray Shacabka Reer Somaliland, Xaqiijiyeyna In La Qabtay Dad Qaybinaayey Calankii Somalia.
May 17, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Ee Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed Ayaa Fariin Ku Aaddan Xuska Munaasibadda 18-Ka May U Diray Guud Ahaan Shacabka Reer Somaliland, Waxa Kale Oo Uu Sheegay In Ay Ciidamada Ammaanka Ee Somaliland Ay Caawa Gacanta Ku Dhigeen Dad Qaybinaayey Calankii Somalia, Si Ay Khal-Khal U Geliyaan Xuska Maalinta 18-Ka May Iyo Guud Ahaan Amniga Dalka.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News