qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wefti Ka Socdey Dawlad-Deegaanka Somaalida Itoobiya Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyey Degmada Wajaale Iyo Ujeedada Weftigaas.
May 18, 2019 - Written by qoriadmin

Tog-Wajaale-(QorilugudNews24)-Wefti Ballaadhan Oo Ka Socdey Dawlad-Deegaanka Somaalida Itoobiya Ayaa Maanta Lagu Soo Dhaweeyey Degmada Wajaale Ee Gobolka Gebiley, Weftigaas Oo La Sheegay In Ay Ka Qayb-Gelayaan Dabaal-Degga Munaasibadda 18-Ka May Ee Maalinta Berito.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News