qorilugudnews24.com
Mareeyaha Madbacadda Qaranka Ee Somaliland Oo Maanta Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Ceerigaabo Ee Xarunta Gobolka Sanaag.
May 18, 2019 - Written by qoriadmin

Ceerigaabo-(QorilugudNews24)-Mareeyaha Madbacadda Qaranka Ee Somaliland Md. Maxamuud Raage Ibraahin Ayaa Maanta Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Ceerigaabo Ee Xarunta Gobolka Sanaag, Iyada Oo Lagaga Hortegey Duleedka Galbeed Ee Magaalada Ceerigaabo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News