qorilugudnews24.com
U Diyaar-Garowga Dabaal-Degga Munaasibadda 18-Ka May Oo Si Weyn Looga Dareemayo Dalka Gudihiisa Iyo Dibeddaba.
May 18, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-U Diyaar-Garowga Dabaal-Degga Munaasibadda 18-Ka May Ayaa Si Weyn Looga Dareemayo Dalka Gudihiisa Iyo Dibeddiisaba, Arrintaas Oo Fallaadh Oof-Wareen Ah Ku Noqotay Cadowga Somaliland Iyo Daba-Dhilifkiisaba.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News