qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Degmada Nasiye Ee Gobolka Togdheer Oo Si Weyn Looga Xusay Munaasibadda 18-Ka May Ee Maalinta Qaranimada Somaliland.
May 19, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Degmada Nasiye Oo Ka Mid Ah Degmooyinka Waaweyn Ee Hoos Yimaada Gobolka Togdheer Ayaa Si Weyn Looga Xusay Munaasibadda 18-Ka May Ee Maalinta Qaranimada Somaliland, Munaasibaddaas Oo Ahay Mid Hannaankeeda Dhicitaan Si Heer Sare Ah Loo Soo Agaasimey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News