qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Munaasibadda Xuska 18-Ka May Iyo Fagaaraha Khayriyadda Ee Magaalada Hargeysa.
May 19, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Munaasibadda Xuska 18-Ka May Iyo Fagaaraha Khayriyadda Ee Magaalada Hargeysa, Kaas Oo Ay Isugu Soo Baxeen Qaybaha Kala Duwan Ee Bulsho-Weynta Reer Somaliland Ee Iyagu Ku Dhaqan Caasimadda Somaliland Ee Hargeysa Iyo Ciidamada Kala Duwan Ee Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ay Weliba Si Weyn Ugu Dhex-Muuqanayeen Ardaydii Shaqo-Qaran.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News