qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Degmada Taariikhiga Ah Ee Wadaamagoo Oo Si Weyn Looga Xusay Munaasibadda 18-Ka May Iyo Fagaaraha Guusha.
May 19, 2019 - Written by qoriadmin

Wadaamagoo-(QorilugudNews24)-Degmada Taariikhiga Ah Ee Wadaamagoo Ee Gobolka Saraar Ayaa Si Weyn Looga Xusay Munaasibadda 18-Ka May Iyo Wacdarihii Fagaaraha Guusha Ee Degamadaasi, Taas Oo Lagu Xasuusto Hal-Ku Dhigyadii Caanka Ahaa Ee Ay Ka Midka Ahaayeen (Askarigii Waddada Sheekh Wanaag Ku Maroow Wadaamagoo Ayuu Wedkaa Yaal).

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News