qorilugudnews24.com
Guddida Komishanka Doorashooyinka Ee Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadal Carruureed Ka Soo Yeedhay Komishanka Doorashooyinka Ee Maamulka Villa Somalia.
May 22, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddida Komishanka Doorashooyinka Qaranka Ee Somaliland Oo Maanta La Hadlay Qaar Ka Mid Ah Warbaahinta Dalka Somaliland Ayaa Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadal Carruureed Ka Soo Yeedhay Komishanka Doorashooyinka Ee Maamulkaasi Villa Somalia.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News