qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Degmada Qorilugud Oo Si Weyn Looga Xusay Munaasibadda 18-Ka May Ee Maalinta Qaranimada Somaliland.
May 22, 2019 - Written by qoriadmin

Qorilugud-(QorilugudNews24)-Degmada Qorilugud Oo Ka Tirsan Deegaanada Hoos Yimaada Gobolka Buuhoodle Ayaa Si Weyn Looga Xusay Munaasibadda 18-Ka May Ee Maalinta Qaranimada Somaliland, Taas Oo Aanay U Kala Hadhin Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Ku Dhaqan Degmadaasi Qorilugud.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News