qorilugudnews24.com
Masuuliyiinta Dawladda Hoose Ee Degmada Burco Oo Maanta Bilaabay Hawl-Gal Ballaadhan Oo Ay Daadadka Kaga Moosayaan Magaaladaasi.
May 22, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Masuuliyiinta Dawladda Hoose Ee Degmada Burco Ayaa Maanta Bilaabay Hawl-Gal Ballaadhan Oo Ay Daadadka Kaga Moosayaan Magaaladaasi, Kadib Markii Ay Roobabkii Gu’gu Baabi’iyeen Moosaskii Hore Ee Ku Xeeraa Magaalada Burco.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News