qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Qarax Lagu Hoobtay Oo Goor-Dhaweyd Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Ee Xarunta Maamulka Villa Somalia.
May 22, 2019 - Written by qoriadmin

Mogadishu-(QorilugudNews24)-Qarax Lagu Hoobtay Ayaa Goor-Dhaweyd Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Ee Xarunta Maamulka Villa Somalia, Qaraxaas Oo Sida La Sheegay Dhaliyey Khasaare Baahsan Oo Isugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News