qorilugudnews24.com
Duqsi Ururay Kama Tuuri Karo Haan Dabool Adage ” Marwo Hinda Jaamac Gaani Oo Kabaha La Dulmartay Xildhibaan Dhakool Iyo Kuwa La Fikirka Ah Ee Haddana Ku Naaxay Cashuurta Somaliland.
June 2, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta Iyo Arrimaha Bulshada Ee Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani Ayaa Eedihii Ugu Cuslaa Dusha U Saartay Xildhibaan Dhakool Iyo Dadka Mugdiga Geliya Maalinta Qaranimada Somaliland Ee 18-Ka May, (Waxayna Tidhi Duqsi Ururay Kama Tuuri Karo Haan Dabool Adage).

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News