qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Munaasibad Lagu Maamuusayey Arday Soomaaliyeed Oo Maanta Ka Qalin-Jebisey Qaar Ka Mid Ah Dugsiyada Sare Ee Dalkaasi Sweden.
June 7, 2019 - Written by qoriadmin

Sweden, Falkenberg-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Muuqaal Ku Saabsan Munaasibad Lagu Maamuusayey Arday Soomaaliyeed Oo Maanta Ka Qalin-Jebisey Qaar Ka Mid Ah Dugsiyada Sare Ee Ku Yaalla Magaalada Falkenberg Ee Dalkaasi Sweden Iyo Ardayda Reer Somaliland Oo Si Weyn Uga Dhexmuuqdey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News