qorilugudnews24.com
Wasaaradda Caafimaadka Ee Gobolka Togdheer Oo Bilowday Olole Ballaadhan Oo Lagu Wacyi-Gelinaayo Bulshada Ku Dhaqan Xaafaddaha Kala Duwan Ee Magaalada Burco.
June 9, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Ee Gobolka Togdheer Ayaa Bilowday Olole Ballaadhan Oo Lagu Wacyi-Gelinaayo Bulshada Ku Dhaqan Xaafaddaha Kala Duwan Ee Magaalada Burco, Maadaama Oo Uu Halkaas Dhawaan Ka Dilaacay Xanuunka Shuban-Biyoodku, (Watery Diarrhea And Vomiting).

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News