qorilugudnews24.com
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Iyo Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Ee Somaliland Oo Si Wada Jir Ah Warbaahinta Ula Hadlay Iyo Sababta Keentay.
June 9, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland Dr, Sacad Cali Shire Iyo Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Ee Somaliland Md. Eng. Xuseen Ibraahin Buuni Ayaa Si Wada Jir Ah Uga Hadlay Xilka Wasaaraddaasi Qorshaynta Iyo Cidda Xaqa U Leh In Ay Sii Hoggaamiso, Maadaama Oo Wasiirkii Wasaaraddaasi Uu Xilligan Ku Maqan Yahay Fasax Caafimaad Oo Dalka Dibeddiisa Ah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News