qorilugudnews24.com
Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Ka Hadlay Shirka Beelaha Burco Iyo Aragtida Xisbiga Ee Shirkaasi Ku Aadan, Sidoo Kalena Soo Dhaweeyey.
June 9, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xoghayaha Guud Ee Xisibaga Mucaaridka Ah Ee Waddani Mr. Khadar Xuseen Cabdi Oo Maanta Waraysi Siiyey Qaar Ka Mid Ah Warbaahinta Dalka Ayaa Ka Hadlay Shirka Ay Qabsanayaan Beelaha Burco Iyo Aragtida Xisbiga Waddani Ee Ku Aaddan Shirkaasi.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News