qorilugudnews24.com
Xukuumadda Somaliland Oo Dhaam-Biyood Ka Hirgelinaysa Deegaanka Degmada Sallaxley Ee Gobolka Hawd.
June 9, 2019 - Written by qoriadmin

Sallaxley-(QorilugudNews24)-Xukuumadda Somaliland Ayaa Bilowday Dhaam-Biyood Ay Ka Hirgelinayso Deegaanka Degmada Sallaxley Ee Gobolka Hawd, Kaas Oo Aad U Soo Dhaweeyeen Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Deegaanadaasi Ku Nooli.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News