qorilugudnews24.com
Dawladda Hoose Ee Magaalada Burco Oo Maanta Bilowday Hawl-Galo Lagu Banaynaayo Qaar Ka Mid Ah Waddooyinka Waaweyn Ee Magaaladaasi Iyo Xildhibaan Bidhi Oo Ka Warbixiyey.
June 10, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Dawladda Hoose Ee Magaalada Burco Ayaa Maanta Bilowday Hawl-Galo Lagu Banaynaayo Qaar Ka Mid Ah Waddooyinka Waaweyn Ee Magaaladaasi Burco  Oo Ay Biyo Fadhiisteen Iyo Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi (Bidhi) Oo Ka Warbixiyey

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News