qorilugudnews24.com
Suxufiyadda Caanka Ah Ee Deeqa Qaloombi Oo U Sharaxan Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Somaliland Oo Xaflad Casho-Sharaf Ah Loogu Sameeyey Magaalada London.
June 10, 2019 - Written by qoriadmin

London-(QorilugudNews24)-Suxufiyadda Caanka Ah Ee Deeqa Maxamuud Qaloombi Oo Hadda U Sharaxan Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Jamhuuriyadda Somaliland Ayaa Habeenkii Xalay Ahaa Xaflad Casho-Sharaf Iyo Sagootin Ah Loogu Sameeyey Magaalada London Ee Caasimadda Dalka Britain.

 DSCI0667DSCI0657DSCI0669DSCI0663DSCI0660DSCI0674DSCI0672DSCI0666DSCI0669

COMMENTS
Latest News