qorilugudnews24.com
Xukuumadda Somaliland Oo Shaacisay In Ay Soo Xaraysay Ciidankii Col. Caarre, Isaguna Uu Dibedda U Dhoofaayo..
June 10, 2019 - Written by qoriadmin

Ceerigaabo-(QorilugudNews24)-Guddoomiayaha Gobolka Sanaag Md. Maxamed Caalin Tiimbaro Ayaa Ka Hadlay Xaaladda Nabad-Gelyo Ee Gobolka Sanaag, Sidoo Kalena Sheegay In Ay Soo Xareeyeen Dhammaan Ciidamadii Col. Caarre, Halka Uu Isaguna Dhawaan Dalka Dibeddiisa U Dhoofi Doono.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News