qorilugudnews24.com
Xukuumadda Somaliland Oo Shaqadii Ka Joojisey Hay’adda Shaqaalaha Adduunka Ee Magaceeda Loo Soo Gaabiyo (ILO), Iyo Sababta.
June 10, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xukuumadda Somaliland Ayaa Shaqadii Ka Joojisey Hay’adda  Caalamiga Ah Ee Shaqaalaha Adduunka Ee Magaceeda Loo Soo Gaabiyo (ILO), Kadib Markii Ay Hay’addaasi Ku Kacday Waxyaabo Lidi Ku Sumcadda Iyo Qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News