qorilugudnews24.com
Gabadhii Astaanta U Noqotay Dibed-Baxyada Weli Ka Socda Dalka Suudaan Oo Tusaale Xun U Soo Qaadatay Somalia, Xilli Uu Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Booqasho Ku Yimi Waddankaasi.
June 11, 2019 - Written by qoriadmin

Khartoum-(QorilugudNews24)-Alaa Saalax Oo Ah Gabadh Reer Suudaan Ah, Kana Mid Ahayd Dadkii Horkacaayey Dibed-Baxyadii Galaaftay Madaxweynihii Hore Ee Dalkaasi Suudaan, Mr. Cumar Xasan Al-Bashiir, Ayaa Barteeda Twitter-ka Ku Soo Qortay Erey Hadal Hayn Badan Dhaliyey Oo Baraha Bulshada Si Weyn U Qabsaday.

Alaa Saalax Waxay Sheegtay In Xaaladda Suudaan Aanay La Mid Ahayn Mida Haatan Ka Taagan Dalka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Axmed Waxaa Uu Soo Gaadhey Khartoum, Booqasho Lagu Tilmaamay Dhex-Dhexaadinta Dibed-Baxayaasha Suudaan Iyo Hoggaamiyeyaasha Militariga.
Suudaan Ma Aha Sida Soomaaliya,” Ayey Tidhi Alaa Saalax.

Twitter waxaa daabacay @oalaa_salah: Ethiopia PM Abiy Ahmed arrives in Khartoum in a visit described to be an effort to mediate between Sudan military leaders and protesters. @mfaethiopia Sudan is not Somalia. @DrAbiyAhmed1 @PMEthiopia

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News